top of page

press to zoom

press to zoom

press to zoom

press to zoom
1/5

Fursad Maalgashi Daahfuran

Ku soo dhawow Shirkada Roob Roon.    

Kuna wajahan inay soo saarto qabdin ilaa 25 000 oo tan ah sanadkii.  Qiimaha dalka uu ka joogaana maanta cadadkaasi uu yahay 10 million oo doolar. 

Shirkadu waxay ka iibanaysaa qabadinka heshiisna wada galeen warshadaha geeska Africa ku yaal ee soo saara daqiiqda iyo calafka xoolaha.

aerial-view-of-center-pivot-irrigation-sprinkler-i-2021-08-27-09-56-55-utc.jpg

Xogta Dalka iyo Diraasada Biyaha

ModelFayyazVersion04AI_edited.png

Dhul badan, nidaamyada biyaha ee waaweyn ee dhulka hoostiisa mara iyo muuqaalka geotech ee wanaagsan ayaa Somaliland ka dhigaya meel ku habboon wax soo saarka dalagyada baaxadda leh.

Madaama uu roobki yaraaday abaarihiina soo bateen, cuntadiina qaaliyowday yadoo dagaalo ku habsadeen wadamadii laga iibsan jiray cuntanada  waa in loo gudbaa farsamada aduunku u isticmaalo beeraha.

Lugtan hore waxa laguu qiimeeyayay inay ku baxayso 3 million dollars oo soo saari doonta 12 000 oo tan o qamadina.

Mashuruuco waa laba qaybood marka hore oo ah 3400 acres oo dhul ah yadoo isticmaalaysa qalabka casriga ee loo  yaqaan Center Pivot Irrigation System. Ama giraamaha wareega ee biyaha u qaybiya dalaga. 

DJI_0078.JPG
Abdirahman Sh. Ahmed Roob Roon.png

OUR FOUNDER

Abdirahman Sh. Ahmed  is the founder and CEO of Roob Roon.  After Completing Boodhari Mills, a flour Mill factory and Animal Feed Facility as the founder & CEO. With a talented team, he turned to the essence of food security and launched Roob Roon. The large scale production of wheat in Somaliland to combat the shortage of grain at the local level, and to hedge any global risk in the production of flour and it's by products.

bottom of page