top of page

Fursad Maalgashi Daahfuran

kusoo dhawow Roob Roon.  Faaiido dhaqaale, sugnaanta cuntada dalka oo cilmiyaysan.

Shirkadda Roob Roon Waxa isugu yimid howl wadeenu ajinabiya, Soomali xirfadaha sare ee waxsoo saarka ku takhasustay horena dunida mashaariic kasoo fulisay iyo dalka gudahiisaba.  

Roob Roon waxay ku wajahan inay soo saarto qabdin ilaa 25 000 oo tan ah sanadkii.  Qiimaha dalka uu ka joogaana maanta cadadkaasi uu yahay 10 million oo doolar

aerial-view-of-center-pivot-irrigation-sprinkler-i-2021-08-27-09-56-55-utc.jpg

Ka soo Gaadh Saamiga

Kaga qaybgal $2500 iyo wixii ka badan. Soo dir email si aad u hesho nidaamka maalgashiga, diraasada shirkadda, faa'iidada raasamaalkaagu kuu so celin karo.  

Xogta Dalka iyo Diraasada Biyaha

ModelFayyazVersion04AI_edited.png

Warshadaha Daqiiqda iyo Saliidu lacag badan oo doolara iyay dalka dibadiisa kaga soo iibsadaan qabadinka iyo midhaha saliida.   Roob Roon waxay ku guulaystay inay macaamiil waa wayn heshey. Faa'iidaana saamileyda iyaa heleysa.  

Shirkaddii Hore ee Guudoomiyuhu Dhamaystray Daawo Fursada Roob Roon ay heshay yadoo xalinaysa sugnaanta cuntada

Dhul badan, nidaamyada biyaha ee waaweyn ee dhulka hoostiisa mara iyo muuqaalka geotech ee wanaagsan ayaa Somaliland ka dhigaya meel ku habboon wax soo saarka dalagyada baaxadda leh.

Madaama uu roobki yaraaday abaarihiina soo bateen, cuntadiina qaaliyowday yadoo dagaalo ku habsadeen wadamadii laga iibsan jiray cuntada  waa in loo gudbaa farsamada aduunku u isticmaalo beeraha.

Lugtan hore waxa laguu qiimeeyayay inay ku baxayso 3 million dollars oo soo saari doonta 12 000 oo tan o qamadina.

Mashruuco waa laba qaybood marka hore oo ah 3400 acres oo dhul ah yadoo isticmaalaysa qalabka casriga ee loo  yaqaan Center Pivot Irrigation System. Ama giraamaha wareega ee biyaha u qaybiya dalaga. 

DJI_0078.JPG
IMG_0424.jpg

Maamulka Shirkadda

Shirkadda Roob Roon Waxa isugu yimid howl wadeenu ajinabiya, Soomali xirfadaha sare ee waxsoo saarka ku takhasustay horena dunida mashaariic kasoo fulisay iyo dalka gudahiisaba.  Sidoo kale deeganada iyo madax dhaqameedka, talada iyo wada shaqaynta dawlada si loo helo wax soo saar dhaxala oo waara. Faaiido dhaqaale oo sarena usoo celiya Saamileyda.  Ku soo dhawow Roob Roon waa kacdoonka horumarka ee jiilka maanta. Ku soo biir guusha.

 

Aasaasaha Shirkaddu waa Cabdirahman Sh. Axmed  oo haya  maamulka sare (CEO of Roob Roon). Shaqada maamulaha waxa ka mida helista maalgahsiga iyo isu keenida howl wadeena shirkadda.   Masuulku jagooyinka  u soo qabtay iyo mashaariicda uu hirgaliyay waxa kow ka ah Shrikadda  daqiiqda iyo calafka xoolaha Boodhari Mills ee hargeysa ku taal. 

bottom of page