Ku Soo dhawow RoobRoon

Saamiga Ugu Yar waa $3000

Fursad Dahabiya! Una furan Dhamaan Umada Soomaaliyed- Maalgashi Kooban

Kusoo dhawow RoobRoon. Kol hadaad timid pagekan isku argti iyaynu nahay. Waxaad raadinaysaa wax runa oo umada isu keeni kara dhaqaalana laga heli karo. 

RoobRoon waa gacdoonka inta jecel inay go'aan qaadato kuna kalsoon in laga midho dhalin karo.     

Saami kooban iyaanu dadwaynaha usoo bandhignay, kasoo qaybgal intaan la xidhin, Shareka ugu yar waa $3000 yaan lagaa buuxin. Si dadka loo yareeyo maalgashiga samaynaya saamiga waxa laga kordhiyay $2500.

Waxaad Heli Xog Sugan aad ku dhisto go'aan maalgashi, foomka gali macluumaadka.

Qabadinka waxa laga sameeyaa Daqiiqda, Baastada, Boorashka iyo maciishado kala duwan.  Waxa ku baxa $300 milllion doolar oo dibada Soomalidu kaga soo iibsato. 


Center Pivot Irrigation

Nidaamka waarabinaya dalaga RoobRoon

Tijaabooyinkii Guulastay

Muuqalkani europe maaha, waa Wajaale, Gabiley. Dalkaaga Hooyo. Guusha Roob Roon waxay suurtagal ku noqotay taageerada odayaasha deegaanka, madax-dhaqameedyada, dhalinyarada, iyo masuuliyiinta dawladda, kuwaas oo shirkadda ka caawiyay in ay ka hawlgasho Deegaanada Soomaliyeed. 


Xogta Biyaha Dalka

Dhul badan, nidaamyada biyaha ee waaweyn ee dhulka hoostiisa mara iyo muuqaalka geotech ee wanaagsan ayaa Somaliland ka dhigaya meel ku habboon wax soo saarka dalagyada baaxadda leh. 

Deeganada Hawl Galka

Togdheer, Awdal iyo Maroodi Jeex intuba biya ku filan dalaga beeraha  iyaa joogta ah. Sawirkan wuxuu muujinayaa biyo-xireen ay dadka deegaanka u isticmaalaan waraabka dalagyada ganacsiga.  Halkaas oo roob roon ku samasay tijaabooyin guulastay.